Duration 2:1

Dagaalka Xoogan Somaliland,Duulaanka Sacii Dani & Ciidamo Gurmad Kuso Wajahan Laascaano & Guusha SSC

2 383 watched
0
168
Published 5 Aug 2023

#Somalia_Hanoolaato_TV,#Puntland ,#xasan_sheekh,#Laascaanood,#ssc_khaatumo,#somaliland Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu waddo qorshe ka dhan ah ciidamada Somaliland ee ku sugan aagga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo arrintaasi shaaciyay ayaa waxa uu madaxweyne Saciid Deni ku eedeeyay inuu ka dambeeyo dagaalka Laascaanood, uuna qaadayo weerarkii ugu dambeeyay. “Hadda imika dagaalka Laascaanood ninka wadaa waa Drni, weerarkii ugu dambeeyay ayuu hada qaadaya, caawa ayuu soo baxay ciidankii uu diyaarinayay, ama aroorta ayay Garoowe kasoo baxayaan” ayuu yiri Wasiir Maxamed Kaahin Axmed. Waxa uu intaas kusii daray “Looma baahneyn in Puntland ay dagaalka Laascaanood hogamiso, ee waxaa loo baahna inay horumariso oo hagaajiso deegaanada ay gacanta

Category

Show more

Comments - 2